Degdeg:Qarax Caawa ka Dhacay Beydhabo

51

Wararka naga soo gaaray magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in Caawa Fiidkii uu Qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj ka dhacay bartamaha Magaalada Beydhabo gaar ahaan fariisin ciidanka Maamulka KGS ku leyihiin halkaasi

Wararka ayaa intaas ku narayan in Qaraxa uu sababay dhimasho iyo dbaawac.

Goobjooyaal ku sugan Beydhabo ayaa inoo xaqiijiyay in khasaaro ka soo gaaray dad shacab iyo ciidan isugu jiro
Wixii ku soo kordho kala soco Halkaan