degdeg:Qarax Goordhaw ka dhacay Siinka dheer ee Duleedka Muqdisho

21

Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay deeganka Siinka dheer ee degmadda Kaxda ee Muqdisho.

Qaraxan ayaa jugisa laga wada maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir  waxaa uu ka dhacay wadada isku xerta Muqdisho iyo  degmad Afgooye ee gobolka Shabeeladda Hoose

Wixi war ah oo ku soo kordho qaraxan halkaan kala Soco