Degmada Walanweyn oo loo magacaabey Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda

125

Wareegto ka soo baxday maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kadib marki Wasiirka Wasaradda Arrimaha gudaha Dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi ayaa Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda Degmada Walanweyn u magacaabey Mudane Cabdiqaadir Abukar Cabdulle,

Halkaan hoose ka Akhriso