DF oo kasoo jawabatay cabashadii Ardayda Schoolka Hoyga Xamar

60

Dowladda soomaliya ayaa kasoo  jawaabtay cabashadii kasoo yeertay maamulka, ardayda iyo macalimiinta Schoolka Hoyga Xamar oo saakay burburin lagu sameeyay xarunta Schoolka ee KM4

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa hadda ka sheegay gudaha dugsiga Hooyga Xamar in tallaabo sharci laga qaadayo askartii & cidkasta oo ku lug lahayd burburinta xaruntaas waxbarasho.

Subaxninadii hore ee saaka ayaa ciidamo ku soo kalaa hooyga dugsiga waxay halkaasi ka bilaabeen bur bur ba’an ayugeesteen dhismaha scholka iyo Qalabkiisa