Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa waxay u ogolaatay mucaaradka codsigoodii ahaa in mudaharaadka ay ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon.
Mucaaradaka ayaa waxa ka go’need in ay qabtaan ayadoo 19-bishii hore laga hor istaagay mudaharaadkaan waxaana hada loo ogolaaday in ay qabsadaan mudaharaaad nabadeed
HOOS KA AKHRISO