DF oo war ka soo saartay qaraxii galabta ka dhacay magaalada Muqdisho

28

 War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda FS ayaa lagu sheegay in maleeshiyada Al-shabaab ay galabta qarax la beegsatay dad shacab ah oo ku nasanayey maqaayad ku taal agagaarka taallada Xaawa-taako ee magaalada Muqdisho.