DF Soomaaliya oo shaacisay in duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

117

Howlgalkaan oo ka dhacay meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxaa iska kaashaday dowladda federaalka Soomaaliya iyo Mareykanka, waxaana lagu khaarijiyay horjooge ka tirsan maleeshiyada argagixisada Al-shabaab.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka