Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad oo daah-furay diiwaan-gelinta Diyaaradaha Iyo Ruqsad-siinta Xirfadleyaasha ayaa ka warbixiyey dadaalka mugga weyn ee dowladda Soomaaliya ay ku bixisay sanadihii la soo dhaafay dib u soo celinta Astaamaha Qarannimqdeenna oo aasaas u ah waayo cusub oo u bilowda Shacabka Soomaaliyeed.
Bogga Hore Wararka Manta DFS Oo Daah-Furtay Diiwaan-Gelinta Diyaaradaha Iyo Ruqsad-Siinta Xirfadleyaasha