Dhaarinta xildhibaanada labaad ee dowlad goboleedka hirshabelle oo Haatan toos uga socota xarunta Barlamaanka Hirshabelle

27

Dhaarinta xildhibaanada labaad ee dowlad goboleedka hirshabelle oo haatan toos uga socota xarunta Barlamaanka Hirshabelle

waxa la dhaariyay 99 xildhibaan kuwaasi oo ah xildhibanaada Cusub ee barlamanka Maamulkaasi .

Munaasabada dhaarinta ayaa waxaa ka qeyb galay Guddiga doorashooyinka maamulka Hirshabeelle.

sidoo kale waxa lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulankoodii koowaad oo ay iska dhex dooran doonaan Gudoomiye KMG ah kaasi oo nooqn doono qofka ugu da’da weyn Xildhibaanada Maamulkaasi

Qaar ka mid ah xildhibaanada cusub ee dhawaan lasoo xulay ayaa tilmaamay in dhawaan ay guda geli donaan holwaha horyaala Barlamanka

Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka waxaa lagu waddaa in ay dhacdo shanta bisha soo socoto.