Dhaqawaaqa rasaasta oo laga maqlayo Muqdisho

165

Dhawaqa rasaasta oo aad u xooggaan ayaa laga maqlayaa Qaybo ka mid ah Xaafaddaha magaaladda Muqdisho gaar ahaan Ex Kontarool Afgooye,

Wararka ay heleyso shabakada Najah nedia Network ayaa sheegaya in ciidamo miliitari ah oo marayey wadadaasu ay adeegsnayaan xabadahaasi

Dad goobjoogayaal ayaa inoo xaqiiyey in ciidamada militariu ay adegsanayaan hub waa weeyn ayagoo ku furanaya wadada ex-control oo jaam weyn uu ka jiro

cidmaada dowlada ayaa badanaa adeegsada xabadao si ay uga gudbaan wadooyinka jaamka ah waxaana taasi dhowr jeer ka soo jeestay shacabka soomaliya ee lagu dul ridayo hubka