Dibadbax lagu tageerayo Nabi Maxamed NNKH loogana soo horjeedo Faranciiska oo ka socda Muqdisho

27

Banaanbaxan Looga Soo Horjeedo Gefkii Faransiiska U Geystey Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho ka Bilowday

Dadweyne farabadan ayaa isku soo baxay wadooyinbka faras magaalada Muqdisho kuwaasi oo dreen Shacuur diimeyd Muujinaya ayaa waxa ay isku soo baxeyn wadooyink waaweyn ee Muqdisho

Dadka banaanbaxa dhigayaya ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen ereyo ka dhan ah dowlada Faransiska

Bananabaxa ayaa hadda socda wixi ku soo kordho goordhaw halkan  kala soco