Degmada Diinsoor ayaa noqotay degmadii ugu horeysay ee si aad ah loogu dabaad Dagey sanad guuradda labaad ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen,
Abdisalan Haji Siidow Mohamed guddoomiyaha degmada oo boqolal shacabka degmada kamid ah munaasabada kula hadlay ayaa sheegay in hoggaanka madaxweyne Cabdicasiis ay aad u taagyeersan yihiin islamarkana waxbadan la qabtay mudadii labada sanno aheyd,
Degmada Diinsoor ayaa maanta siweyn looga dabaaldegay munaasabadani ku weyn dhamaan shacabka iyo madaxda KGS