Dil kale oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Iyo Xiisad Taagan

84

Wararka aan ka helayno degaanka Dhisaqa oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan aya ku warramaya in goordhweyd dil uu ka dhacay  degaankaasi, waxan la helaya faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dilkaasi.

Wararkii ugu dambeeyay aya ku warramaya in malleyshiyaad hubeysan ay dil u gaysteen Nin xoola dhaqato, oo lagu magacaabi jiray Geelle Faarax Oreey, waxaana la sheegay in uu ahaa Nin da’ah oo ka mid ah dadka xoola dhaqatada ah ee degaankaasi.