Diyaarad siday shacab oo Caawa ku ciladowday Garoonka Caabudwaaq

31

Warar naga soo gaaraya magaalada Dhusamareeb ayaa sheegaya in Diyaarad ka duushey Dhusamareeb ayaa markay ka degtay garoonka Caabudwaaq matooradii mid shaqayn waayay

dadkii rakaabka ahaa ee saarnaa waxay ku gaartay ilaa Maqribkii,in ay safarkooda sii watan taasoo keentay in ay Caawa ku hakadeyn magaalada Caabudwaaq.

Ilaa iyo hada ma jirto wax war ah oo ka soo baxay sarakiisha garoonka iyo kuwa shirkada diyaaradaha oo ku saabsan waxyaabaha sababay shilkaan.