Dowalda oo Ciidaan iyo Hub geesay Gobolka Gedo

26

Ciidamo Cusub oo ku sii jeeda  Ceelwaaq  ayaa  Garoonka Degmada Doloow Ee Gobolka Gedo

Ciidamadan Ayaa Ku Wajahan Sida La Sheegay, Xadbeneedka Kenya Iyo Somaliya Gaar Ahaan Baladxaawo Ilaa Ceelwaaq,

Waxaana Garoonka Diyaaradaha Ku Soo Dhaweeyey Qaar Ka Mid Ah  saraakiisha Ciidamada Gorgor Iyo Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka Degmada Dolow Cabdulaahi Cumar Cilmi.

Dhinaca kale Dawladda ayaa  hub horleh ugaysay Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan xad beenaadka udhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo maalmahaan uu hub aruursi ka socday.

 Sidoo kale diyaarado horleh ayaa isla saacadaha soo socda la gaynayaa gobolka Gedo.

Diyaarad kumaandoos sida ayaa ka dagtay Gobolkaa, isla diyaarado kalena saacadaha soo socda ayay ka dagi doonaan. Kenya la baryimaayo.