Dowlada Mareykanka oo War ka soo Saartay Madaxweynaha Hirshabelle.

18

Qoraal ay Soo saartay Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya Ayaa Lagu Sheegay in Xariir ay Safaarada Mareykanku la yeelatay Madaxweynaha Cusub ee la Doortay ee Hirshabelle Cali Guudlawe Xuseen ay uga Wada hadleen Qodobo Muhiim ah ooy kamid yihiin arrimaha Dib uheshiisiinta,Amniga iyo Doorashooyin Heer Federaal ee Dalka, Waxana qoraal lagu sheegay In Madaxweynaha ay si wadajir ah uwada shaqeyn Doonaan Sanadaha Soo socda.
Halkaan Hoose ka Akhriso: