Dowlada oo dhagxaantii ka qaaday Wado Muddo dheer xerneyd.

58

Ciidamada dowlada federalka Soomaaliya ayaa dhagxaanta ka qaaday wadad  isku xerta Isgooysyadda Tarabuunka iyo Km4 ee Magaalada Muqdisho

Wararka naga Soo garaya  Halkaasi ayaa sheegaya in hadda socoto furista wadada ka baxda KM4 ee aadda dhanka madaxtooyadii Cabdiqaasim iyo isgoyska Tarabuunka.

 Jidkan oo xirnaa sanado badan ayaa la furay kadib markii lagu qasbay iney guurto safaaraddii dhigatey jid gooyada.

Dhawaan ayay ahyed Markii Safaraadda Dowlada Qatar ay ka Guurtay dhsimo ku yaalay wadadaasi iyadoo ay u go’nedy  Muddo Sannado ah