Dowlada oo kormeer ku sameeysay Dekada Muqdisho+Sawiro

183

Wasiirka maaliyada iyo Raisul-Wasaare ku xigeenka Dalka mahadi guuleed Khadar ahna S/Hayaha Raisul-Wasaraha ayaa Maanta kormeer ku tagay Dakadda Magaalada Muqdisho

Wasiirka iyo raisulwasaraha ayaa waxa ay Kormeer guud ku sameeyeen sida ay usheqeyso dakada ayagoo halkaasi kula kulmay shaqaalaha dakada waxayna indha indheyn ku samaeyn qalabka looga shaqeeyo dakada magaalada Muqdisho,

Wasiirka maaliyaaliyada xukuumada Somaliya Cabdirahmaan Ducaale beeyle ayaa sheegay in Shaqo wanaagasan ay ka socoto Dakada muqdisho wuxuuna u mahadcelinayey Maamulka, shaqaalaha Dakadda iyo Wasiir Maryan Aweys.

S/Hayahay Raisul-wasaraha mudane Mahdi Guuleed khadar ayaa isugana la kulmay maamulka Dekada ayaa warbixin laga siiyey shaqada Ka socoto Dekada

Dekada magaalada Muqdisho ayaa ah Isha dhaqaalaha iyo dakhliga dalka.

HALLAAN KA DAAWO SAWIRADA