Dowladda Federaalka Oo Farriin U Dirtay Goobaha Waxbarashada Dalka

65

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteynayo, iyada oo marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19 ee ay ku baaqday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

War-saxaafedeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada ayaa lagu sheegay in  Macalimiinta iyo Ardayda iyo dhammaan cid waliba oo ku lugu leh waxbarshada la farayo in ay u hoggaaansamaan habraacyada looga hortagayo caabuqa Covid19.