Dowladda KGS oo ka hadashay Ciyaartoyda Koonfur Galbeed ee la dhaawacay

49

Dowladda Goboledyadda KGS ayaa ka hadashay Ciyaartoyda Koonfur Galbeed ee la dhaawacay

qoraalka ka soo baxay dowlada KGS ayaa lagu yiri “Tani  waxa ay dhaawacaysaa is dhex galka  iyo xadgudubkii isir neceybka ahaa ee lagu beegsaday ciyaartoyda, masuuliyiinta iyo shacabka KGS ee usoo daawasha tagay ciyaartii shalay.

Halkaan Hoose Ka akhriso warsaxaafadeedka