Dowladda oo Xareysay Gudiyadda doorashadda si loo baro Hananka doorashooyinka .

28
Xukuumadda ayaa xareysay Guddiga Doorashada Heer Federaal, Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland, kuwaasoo la dejiyay Hotelka Decale ee ku yaalla garoonka diyaaradaha.
Guddiyadan ayaa inta ay ku jiraan Hotelka waxay qaadan doonaan tababaro la xiriira nidaamka doorashada, sameynta habraacyada doorashada iyo dhaqan gelinta qodobada heshiiskii siyaasaddeed ee doorashada.