Friday, April 23, 2021
Bogga Hore Wararka Manta Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya

Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya

13

Dowladda Shiinuhu waxay caddaysay in ay ixtiraamayso madaxbanaanida iyo karaamada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, iyada oo ku taagan mabda’a ah Soomaaliya Soomaali baa leh.

Hadalka Dowladda Shiinaha ayaa imaaanaya iyadoo dhawaan Dowladda Soomaaliya ay digniin u diratay Hay’ado iyo dalal ku xadgudbay madaxbannaanida Soomaaliya, kuwaasi oo Soomaaliya ula tacamula sidii dal aan Dowlad lahayn.