Dowladda Somalia Oo Amar Culus Kasoo Saartay Garoonka Aadan Cadde

20

Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Amniga Xukuumadda ayaa Goordhow soo saartay Amar ku aadan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Amniga Xukuumadda ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, xiliyada ay Garoonka kasoo degayaan Mas’uuliyiinta iyo Madaxdii hore ee dalka.