Wararka Manta Dowladda Soomaaliya Oo Amartay In La Xiro Goobaha Waxbarashada By najah online - February 22, 2021 92 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Dowladda Soomaaliya ayaa Dowladda Turkiga ka dalbatay Warshad sameysa Oxygen-ta, waxaana sidoo kale Dowladdu ay fasaxday Goobaha waxbarashada sido iskuulaadka iyo jaamacadaha dalka Caabuqa Covid19 dartiis muddo labo todobaad ah.