Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad

30

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay Qaraxyo shalay lagu weeraray Suuq ku yaalla bartamaha Magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq, waxaana qaraxyadaasi si gaar ah loola beegsaday  suuq bulsho oo lagu iibiyo dharka celiska ah oo ku yaalla fagaaraha duulimaadka ee bartmaha Caasimadda Ciraaq ee Baqdaad.

Waxaana Qaraxaasi ku ku geeriyooday dad shacab ah, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in tirada dadka ku dhintay weerarkaasi ay sii korortay