DOWLADDA SUDAN OO BAABI’ISAY SHARCI MAMNUUCAYAY IN XIRIIR LALA YEESHO ISRAEL

30

Dowladda Sudan oo baabi’say sharci diidayay jiritaanka Israel iyo in wax xiriir ah lala yeesho cid ka tirsan mas’uuliyiinta Israel.

Golaha Wasiirrada dalka Sudan ayaa ansixiyay baabi’inta qaanuun dalkaasi ka jiray muddo 63 sano ah, kaas oo mamnuucayay xiriir dhexmaro Sudan iyo Israel.