Duqa Muqdisho oo kulan la yeeshay guddoonka labada Aqal ee BF+Sawirro

37

Guddomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamanka Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa si wada jir ah ula kulmay Guddomiyaha Gobalka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamud (Cumar Filish).

Kulanka ayaa waxay uga wada hadleen arimo ku saabsan Matalaadda Gobalka Banaadir ee Aqalka Sare, kaasi oo jawi is afgarad ah ku soo dhamaaday.