Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarado duqeymo ka fuliyay degmooyin iyo degaanno ka tirsan Gobolada Jubbooyinka, waxaana lahelayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan duqeymahaasi diyaaradeed.
Duqeymaha oo ay fuliyeen diyaarado Helecopter ah ayaa waxaa la shegay in lagu dilay Amiirki Ajaaniibta Guud ee Al-Shabaab Sheekh Thaabit iyo xubno kale oo la socday, kuwaasi oo la sheegay in ay Saraakiil sar-sare ku jireen.