Faahfaahin: Qaraxyo iyo weerar isla socdo oo caawa ka dhacay Degmada Hilwaa

33

Faahfaahin dheerad ah ayaa ka soo baxayo Qarax goordhaw ka dhacay Warshada Baastada ee magaaladda Muqdisho, kadibna Waxaa dhacday Is rasaaseyn xoogaan oo laga maqlayay goobta qaraxa ka dhacay

Dhinaca kale wararka ayaa tilmaamaya in Ilaa inta la xaqiijiyay Sedax koontarool oo ciidamadda Booliska ku leeyihiin Xaafadda Caymiska, Biyo-dagaynka Heliwaa iyo Baar Jowhar ayaa Weerar Saban (RPG) ku bilowday iyo Rasaas lagu qaaday.

Wax khasaaro ah lama soo warin, weeraradan nuucaan oo kale ah ayaa ah kuwa loo yaqaano Ku dhufo oo ka dhaqaaq.

Waxii warar ah oo ku soo kordho Halkaan kala soco