Faahfaahino ka soo Baxaya Dabley Dishay Nin Oday ah

29

Dabley Hubysan ayaa bar-qanimadii mnta waxay dil qorsheysan ka fuliyeen degaanka celsha biyaha ee Gobolka shabeeladda Hoose.

Mraxuumka dilka loo gaysty oo na-loo sheegay in uu nin odey ah ayaa la sheegay waqtiga uu dilku dhacayey in uu ka soo baxay xaafad ku taala deegaanka Ceelasha biyaha, Halkaas oo naloo sheegay in ay ka socotey abaabulka Xaflada aroos sida ay wariyeen dadka degaanku

Shaqsiga dilka loo gayty ayaa magaciisa na loogu sheegay Axmadeey Siidow Baaba

Dilka kadib ciidanka amanka degaanka ceelasha biyaha ayaa gobta garey waxayna halkaasi ka sameyey howlagllo ay-tiro dad ah ay ku soo qabqabteen

xaalada ayaa hadda ah mid degan