Faahfaahinta Dhacdo Naxdin leh oo Ka dhacday Baladxaawo.

28

Faahfaahinta Dhacdo Naxdin leh oo Ka dhacday Baladxaawo.

ismahaan Bakaal gabase  Waa Tuma? Gabadhii Baladxaawo Lagu dilay Dhacdo Xanuun badan.

Xaafadda Xananlay  ee Degmadda Baladxaawo  waxaa ka dhacay fal arxan darro ah oo lagu qaarajiyey Alle ha unaxariistee ismahan Bakaal Gabar lagu magacaabi jiray Oo Kamid ahayd ardeyda waxkabarata iskuulada Dagmada Balad-xaawo

Sababta lagu dilay ismahaan Ayaa lagu sheegay xirir jaceyl oo Xumaaday

Ismahaan iyo ninka dilay waxay Ahaayeen sheeko wadag Xiriir leh Jaceyl balse markii Danbe Muran soo dhex galay Ayaa sababay dilka  Ismahaan Bakaal

Balse xalay ayuu Ku dilay  Bartamaha Xaafada Xananley  Waxuuna dilkiida u adeegsaday Xabad maadama uu ahaa Askari Ka tirsan Ciidamada Xooga dalka

Hadda Gacanta Ciidamada Ayuu ku Jiraa oo waxuu sugayaa Cadaalad ,  ehelada iyo Dadka Balad-xaawo waxay saaka Aasa yaa Marxuumad ismahaan oo  Xalay lagu dilay Balad-xaawo