faahfaahinta Qarax Miino oo carruur wax yeelo ka soo gaartay

28

Faahfaahino dheerad ah ayaa laga halayaa  afar carruur ah  oo isku qays ah  oo ay Miino kula qaraxday degaanka Bangeelle oo Hoostaga degmada Caabud-waaq ee Gobolka Galgadud.

Goobjoogayaal ku sugaan deegaanka ay miinada ku qaraxday  ayaa sheegay in ay maqleen Jugta Qaraxa miinada ah ee Carruurta ku qarxay xili ay ku ciyaarayeen Miinadaasi oo ah Miino Muddo hore Halkaasi taalay .

Mararka qaar waxaa miinooyinka dhulka ku aasan ay ku qarxaan Xoolaha,iyo dadka

Hubka haraadiga ah ayaa ku badan Gobolada Dalka, waxaana tiro dhowr jeer ah sidaan oo kale ay Miinooyin ugu qarxeen carruur reer Guuraa ah,

Afartan caruurta ah ee isku Qoyska ahyed ayaa wax yeelo ka soo gartay qaraxaasi miino iyadoo caruurta qaar xaaladooda ay tahay mid aad u daran .