Faahfaahinta qarax Caawa ka dhacay Muqdisho

34

Faahfaahin dheerad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho kadib markii uu Nin jaakad wataa isku qarxiyay maqaayada jalaato De Vino oo kutaal wadada laga gasho garoonka diyaaradaha Ee Adan Cade ,

maqaayada ayaa ah mid inta badan dadku isugu yimaadaan.

Khasaaraha ka dhashay qaraxaan Dhimasha 6 qof ayaa la xaqiijiyey halka Qaraxa uu ka dhacay oo ah Jallaato Devino oo ku taalla aagga Airpot-ka diyaaradaha ee Muqdisho.

Dhaawaca ayaa intaas ka sii badan, laamaha ammaanka ayaa weli si rasmi ah ugama hadli qaraan

balse wixii kusoo kordha wararkeena ayaad kula socon doontaan ..