Fananka Maxamed Siciid Cabdi BK oo Fanka isaga Baxay

77

isbuucaan waxaa Baraha  Bulshada laga hadal hayey in fananka caanka ah ee  BK fanka ka bixi doono.

Fananka Maxamed Siciid Cabdi BK ayaa ku dhawaqay maanta oo arbaco aheyd in gabi ahaanba uu isaga baxay fankii uu ku jiray in ka badan 10 sano.

Muuqaal la soo dhiga baraha abulshada ayaa waxa ka soo muuqday fanan BK oo leh Cid ugu qasabtay majirto ehel iyo asxaaba, fanka waxan uga baxay alle dartiis “

Sidoo kale  Maxamed BK  ayaa  sheegay in hadda kadib udiga rogan doono dhinaca Ganacsiga.

Maxamed Siciid Cabdi  ayaa waxa uu ka mid aha afananinta soomaaliyed ee aadka loo jecelyahay heesaha uu ku luuqeeyo

Labadii sanno ee ugudambeysay ayaa waxa soo baxayay fanaanin badan oo tilmaamaya in ay isaga baxeyn fanka ay ku jireyn kuwaasi oo siyaabo kala duwan uga baxay fanka .