Galmudug oo magacowday Gudiga doorasha heer dowlad goboleed

43

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed, kaasoo ka kooban 8 xubnood,

Galmudug ayaa waxaa ay noqotay maamul goboleedkii 3aad ee si rasmi ah u soo magacaabay Guddiga doorashada heer dowlad goboleed.

Halkan Hoose ka akhriso.