Tuesday, December 7, 2021
Bogga Hore Wararka Manta Galmudug oo soo gudbisay xubnaha guddiga doorashada ee laga bedeley xubnihii hore

Galmudug oo soo gudbisay xubnaha guddiga doorashada ee laga bedeley xubnihii hore

40

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo gudbisay liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay.

Xubnaha la soo bedelay ayaa ah afar xubnood oo ku jira Guddiyada heer Dowlad Goboleed heer Dowlad Goboleed iyo xubin Xalinta Khilaafaadka.
1- Yahye Cismaan Gedi
2- Mahad Abdullahi Mahamud
3- Hawo Adan Yare Culusow
Guddiga Xalinta Khilaafaadka
4- Ayan Abdirahman Mahamud

Shalayay ayay ahayd markii Markii Xafiiska Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu shaaciyay in Maamulka Galmudug uu yahay Dowlad Goboleedka ay u xayiran yihiin arrimaha doorashooyinka dalka.