Ganacsade Somaliyed oo lagu dilay Koonfur Afrika

89

Ganacsade Soomaaliyeed, ayaa xalay lagu dilay Magaalada East london ee Gobolka Eastern Cape ee Koonfur Afrika, kadib markii ay toogteen koox hubaysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah.

Marxuumka la dilay waxaa lagu Magacaabi jiray Daahir Carte, isagoo ahaa Ganacsi Caan ka ahaa East london ee Gobolka Eastern Cape.

Booliska Koonfur Afrika oo tagay goobta dilka uu ka dhacay ayaan ku guuleysan inay soo qabtaan gacan ku dhiiglayaashii ka dambeeyay dilkaasi loo gaystay muwaadinka Somaliyed.

Booliska Koonfur Afrika oo tagay goobta dilka uu ka dhacay ayaan ku guuleysan inay soo qabtaan gacan ku dhiiglayaashii ka dambeeyay dilkaasi loo gaystay muwaadinka Somaliyed.