Ganacstada Muqdisho oo Bilaabay Burburiyaan alaabta Faransiiska

27

Wararka naga soo garaya Suuqa weyn ee Bakaraaha ayaa waxa ay tilmamaaayn in Ganacsatada maacuunta ku iibiya suuqa weyn ee Bakaaraha ay bilaabeen burburinta iyo gubista alaabta Faransiiska laga keeno ama lagu farsameeyo ee suuqa yaala.

Ganacsatadan ayaa waxa ay sheegeyn in ay ugu golleeyihiin in lagu cuuryaamiyo ganacsiga Faransiska .

Sidoo kale ganacsatadaan ayaa waxaa ay sheegyn in ay u taaganyihiin Diifaca iyo sharafta suubanaheena Muxamed NNKH.

Banaanbaxyaal  Careysan ayaa waxaa ay dibadbaxyo ka dhigeen magaaalda Muqdisho iyo Gobolada dalka soomaaliya .