Golaha Midowga Murashaxiinta oo Jawaab Kulul u diray Gudoomiye Cumar Filish .

34

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa soosaaray warqad qoraal ah oo  ka dhan ah hadala ka soo yeeray Gudoomiayah Gobolka Banaadir Cumar Filish

Qoraalka ka soo baxay Golaha ayaa waxaa lagu yiri “Golaha Midowga Murashaxiinta  wuxuu dhab u qaadanayaa hanjabaadda Guddoomiyaha Gobolka in ay tahay farriin ka timid Madaxweyne Farmaajo toosna ugu socota xubnaha Midowga Murashaxiinta, wuxuuna caddeynayaa in Madaxweyne Farmajo uu qaadayo mas’uuliyadda natiijada ka dhalata falka colaad hurinta ah ee ay xukuumadiisu ku hawlan tahay.

Hadalka ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa waxa uu jawaab u yahay hadal ka soo yeeray Cumar Filish  oo uu ku sheegay in Golaha Midowga Murashaxiinta ay yihiin kuwa dib u hurinaayo colaad beeled oo aan xiligaan loo bahneyn

Halkaan Hoose ka Akhriso