Golaha midowga musharixiinta oo kulan layeelana madaxda D/Goboleedyada

32

Madaxda dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle iyo Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wada in ay caawa 7:00 Fiidnimo ku shiraan Hotel Decale ee magaalada Muqdisho.

Shirkaan ayaana kusoo aaddaya xilli madaxda dowlad goboleedyadaan ay garab istaag u muujiyeen go’aan xukuumadda ay ku shaacisay in uu waddanku doorasho galayo, iyadoo ay maqan yihiin Puntland iyo Jubaland.

Golaha midowga musharixiina oo xalay kulan adag yeeshay ayaa kasoo horjeestay hadalkii madaxweeyne Qoor qoor