Golaha Shacabka oo la horgeynaayo Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19

18

Sida ku cad warqad ka soo baxaday Gudoonka Golaha Shacabka lagu Sheegay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 7/11/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta KMG  Villa Hargeysa ee  Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah ugu horeyn waxa Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada laga dhaeysan doona awasiirak wasaaradda Caafimaadka Xukumada federalka Soomaaliya.

Sidoo waxa waxa ay xildhibanaada ay dhageysan doonan Warbixin ku Saaabsan Saameynta Covid 19 ee Ganacsiga Soomaaliay uu ku yeeshay .

Ajendaha Labaad aha Akhrinta 2aad ee Hindisa Sharciyeedka Socdaalka Somalia

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan  Madasha Kulanka.