Gudoomiyaha gobolka Shabellada Hoose Hon Ibrahim Adan Ali Najah ayaa magaalada Marka ku soo xiray Tababarka Jihaynta Gudi-hoosaadka Ballaarinta Adeegyada Marin-u-helida Cadaaladda.
Gudoomiye Madaale Ibrahim Adan Ali Najah ayaa sheegay in tababarka uu faa”iido u badan u leeyahay .
Tababarkan ayaa waxaa lagu qadanayay arrimaha Jihaynta Gudi Hoosaadka Cadaalada oo ay qaadanayeen mas”uuliyiinta maamulka magaalada Marko.
Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa uu marwalbaa u taagan yahay sidii sare loogu qaado lahaa dhanka aqoon maamulka shaqaalaha degmada Marko iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.


