Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada DGKGS oo qodobo xasaasi ah oo saaray

31

Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada DGKGS ayaa
waxaa ay yeeshee kulan ajendahiisu ahaa isxog wareysi Dhanka amniga ah,

sedaxdii todobaad ee la soo dhaafay waxaa jiray xaalado amni daro kuwaasi oo la jiray deegaanada, Bardaale, Tuusweyne ,

Sidoo kale Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa jiray qaraxyo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo

Gudiga ayaa isla gartay qodobo muhiim ah
1. in la sameeyo kormeer iyo dabagal
2. in la sameeyo xog ururinta iyo diiwaangelinta dhacdooyinka.
3. In la sameeyo ka war bixin joogta ah oo la xiriirta dhacdooyinka amni daro ee soo kordha ee ka dhaca guud ahaan Koonfur galbeed Somaliya.