Guddiga Doorashada Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Lagu Dhawaaqay

45

Gudoomiyaha Cusub Ee Barlamaanka Hirshabelle ayaa magacaabay Gudiga Doorashada ee madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle.

Warqad uu soo saaray ayuu Guddoomiyuhu waxaa uu ku magacaabay Guddi ka kooban 9 xubnood oo qaban Qaabin doona doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka.

Guddigaan ayaa k waxaana gudoomiye u ah haweenay lagu Magacaabo Caasho Khaliif Maxamed.

Shaqada gudigaan ayaa ah in ay ka shaqeeyana doorashadda Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabelle

Halkaan Hoose ka Akhriso