Guddiga doorashooyinka dad ban ee Soomaaliya oo maanta soo saaray warbixintoodii ugu horeysay

25

Qoraal maanta ka soo baxay guddiyada lagu muransan yahay ee doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka ayaa lagu sheegay in guddigu uu guda gali doonno waajibaadka ka saaran gaarsiinta dalka doorasho waqtigeeda ku qabsoonta oo xor iyo xalaal ah.

Guddiga doorashooyinka waxay codsadeen in si degdeg loogusoo biiriyo xubnaha ka dhiman, ka hor inta aan la gaarin doorashada Guddoomiyaha guddiga doorashada iyo Ku Xigeenkiisa oo guddi loo saaray.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA :