Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada DGKGS oo kulan muhiim ah ku yeeshay Beydhabo.

19

Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamanka KGS Oo Guddoomiyey Shirka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Dowlad Goboledka Koonfuur Galbeed Soomalaiyed .

Shirka maanta ayaa waxa diiradda Lagu saaray howlaha balaran ee horyaala Barlamanka Dowlad Goboledka Koonfuur Galbeed Soomalaiyed iyo sidii loo dardare gelin lahaa

Kulanka ayaa waxa warbixin looga dhageystay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Dowlad Goboledka Koonfuur Galbeed Soomalaiyed iyagoo shirka ku soo bandhigay howlaha hortabinta leh e ehoryaal xildhibaanada Barlamanka Dowlad Goboledka Koonfuur Galbeed Soomalaiyed .

Sidoo kale kulanka ayaa wxaa looga hadlay in Kalfdhsiag labaad kulankiisa 2aad in uu furmo malainat isniinta soo socoto islamarkan xildhibaanadda Dowlad Goboledka Koonfuur Galbeed Soomalaiyed  lagu wargeliyo in ay soo xaadiraan kulanka .

Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamanka KGS ayaa bogaadiyay shaqada adag oo ay hayaan Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Dowlad Goboledka Koonfuur Galbeed Soomalaiyed .

Shirkan ayaa ah mid todobaadle ah oo inta badan loga hadlo howlaha horyaalo Golaha Wakiilada Dowlad Goboledka Koonfuur Galbeed Soomalaiyed.