Guddomiyaha Baarlamaanka KGS oo Hambalyo u diray Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyed.

37

Guddomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbed Soomaliya  Dr.Ali Said Faqi ayaa Hambalyo u direy    Dhamaan Macalamiinta Soomaliyeed

Sidoo kale Guddomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbed Soomaliya  Dr.Ali Said Faqi ayaa Waxaa uu Macalamiinta ku asteeyey  in ay yihiin indhaha Shacabka isagoona Xususey in Macalamiinta ay kaalin Muuqata  ka Qaaten dib,udhiska, Dalka iyo Horumarinta Waxbarashada,

Dhinaca kale Guddomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbed Soomaliya  Dr.Ali Said Faqi ayaa sheegay in Macalamiinta somaliyed uu ku dhiiragalinayo  Howsha Wanaagsan Ee ay u hayaan Bulsha Soomaliyeed,