Guddomiyaha G/Sh.hoose oo maanta Booqday Deegmada Qoryooleey

146

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ibarahim Aadn ali najah ayaa maanta Safar Shaqo ku tagay Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose,

Gudoomiyaha ayaa deegmadaasi utagay si uu uu usoo qiimeeyo Bur burka Maleeshiyada Aragagxisada Shabaab ay u geysteen Buundada Degmada oo muhiiim u aheyd isku socodka Dadweynaha,

wafdiga gudooomiyaha ayaa waxaa si doo kale ka mid ahaa Injineero qiimeynaa bur burka iyadoo dhawaan Buundada la filayo in dhiso sida ui sheegay gudoomiyihu,

kormeerka Guud ayuu gudoomiyuhu ku sameeyay waaxyaha Degmada, suuyqada iyadoo Odayaasha dhaqanka ui la qaatay kulan gaar ah kaasi oo ay uga hadleen baahiyaha magaalada ka jira iyo sidii ay ula shaqeyn lahaayen Ciidamada Difaaca Qoryooley iyo Amisom.

Ugu dambeyn gudoomiyaha ayaa amaanay ciidmada difaaca degmada Qoryooley kuwaasi oo deegaanka ka sifiyey argagixisada Shabaab