Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kasoo horjeestay guddiga uu Magacabaay RW Rooble

45

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa kasoo horjeestay guddiga uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u Magacaabay Arrimaha la xiriira doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal ee ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland.

Qoraal uu soo saaray guddoomiyaha Aqalka Sare oo la ogeeysiiyay Madaxda wadatashiga doorashooyinka, Xubnaha Musharixiinta Baarlamaanka & Xilka Madaxweynaha & Beesha Caalamka ayuu uga soo horjeestay Guddigaas.
Halkaan ka Akhriso