Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Oo La Kulmay RW Rooble

85

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed oo Qoraal soo saaray ayuu ku sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble iyo isaga ay ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo tan maamulka Hirshabeelle.